47وَكَذٰلِكَ أَنزَلنا إِلَيكَ الكِتابَ ۚ فَالَّذينَ آتَيناهُمُ الكِتابَ يُؤمِنونَ بِهِ ۖ وَمِن هٰؤُلاءِ مَن يُؤمِنُ بِهِ ۚ وَما يَجحَدُ بِآياتِنا إِلَّا الكافِرونَ saasaanu kuugu soodajiney Kitaabka, kuwa la siiyey Kitaabkana way rumeeyaan, kuwaasna waxaa ka mid ah kuwo rumeyn (ree Makaad), mana diido aayaadkanaga Gaalmooyee.