45لِيَجزِيَ الَّذينَ آمَنوا وَعَمِلُوا الصّالِحاتِ مِن فَضلِهِ ۚ إِنَّهُ لا يُحِبُّ الكافِرينَ si Eebe u abaalmariyo kuwa rumeeyey xaqa oo camal wanaagsan falay fadligiisa, Eebana ma jeela Gaalo.